Israa’iil oo weerarro ka gaysatay Koonfurta Lebanon

0
102

Waxaa lagu soo warramayaa in Israa’iil ay weerarro dhowr ah ka gaysatay Koonfurta dalka Lebanon.
Waxaa sidatan ku warramaysa wakaaladda qaran ee wararka Lubnaan ee (NNA).
Meelaha ay Israa’iil duqeysay waxaa ka mid ah Al Dhahira, Aita al-Shaab, Tayr Harfa, Alma ash-Shaab iyo Kfar Kila.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here