Madaxweynaha dalka oo amray in dib loo dhigo dib u furka dugsiyada ilaa amar dambe

0
585

Madaxweynaha dalka William Ruto oo khudbad qaran jeediyay ayaa faray wasaaradda waxbarashada ee dalka inay hakiso dib u furka dugsiyada ilaa amar dambe.
Arrintan ayuu u aaneeyay, roobabka xooggan ee wali da’aya ee saameynta ka dhalatay.
Waxaa uu qorshuhu u ahaa in dugsiyada dib loo furo 6-da bishan.
Madaxweyne William Ruto ayaa dhanka kale sheegay in wasaaradda waxbarashada ee dalka ay toddoobaad ka dib soo saari doonta wargelin ku aaddan dib u furka dugsiyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here