Madaxweynaha dalka oo sheegay in laga cabsi qabo in markii ugu horreysay ay duufaanta xooggan ee Hidaya ku dhufato Kenya

0
578

Madaxweynaha dalka William Ruto oo dhawaan jeediyay khudbad qaran ayaa sheegay in laga cabsi qabo in markii ugu horreysay ay duufaanta xooggan ee Hidaya ay ku dhufato xeebaha dalka.
Sidoo kale waxaa uu saraakiisha qaabilsan maamulka faray in marka la gaaro 6-da maqribnimo ee maanta ay dhaqangeliyaan amarkii ahaa in dadka deggan meelaha u dhow webiyada iyo biyo xireennada halkaasi laga daadgureeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here