Midowga musharraxiinta oo cambaareeyay weerarradii lagu qaaday

0
434

Midowga Musharixiinta Soomaaliya ayaa war kasoo saaray weerar la sheegay in lagu qaaday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
War-saxaafadeed ay soo saareen Midowga Musharixiinta ayaa waxaa ay ku sheegeen in ay cambaaraynayaan weerar ay sheegeen in uu kusoo qaaday Madaxweyne Farmaajo hooyga uu Muqdisho ka daggan yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya.