Wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamad Aadan Macalin ayaa faahfaahiyey mashruuca dhismaha waddooyinka waaweyn ee Soomaaliya oo uu la saxiixday shirkadda AIC oo ku guulaysatay tartan loo galay Mashruuca waddooyinka lagu dhisayo ee dalkaasi
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasaaradda howlaha guud ee Soomaaliya oo saxiixday mashruuca dhismaha waddooyinka waaweyn