Mudanaha laga soo doortay deegaanka Garissa Township Aadan Barre Ducaale oo ka hadlay caqabad dhanka adeegga korontada oo maalmahan ka jirtay dowlad deegaankaas ayaa sheegay in ay ku dadaalayaan sidii dhibaatadan wax looga qaban lahaa.
Waxaa uu carrabka ku dhuftay in aynan sax ahayn in xilliga bisha barakeysan ee Ramadaan si ula kac ah loo demiyo korontada si bulshada ay culeys u dareemaan
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xildhibaanka Garissa Township oo ka hadlay cilladda dhanka korontada ee jirta