Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee xukuumadda xilgaarsiinta ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamad C/risaaq oo ka mid ah wafdiga uu Madaxweynaha Soomaaliya Hoggaaminayo ee Jamhuriyadda dimuqraadiga ee Congo ayaa faahfaahin ka bixiyay Safarka Madaxweynaha u ku tagay wadankaasi
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo faahfaahiyay safarka MD Farmaajo ee Congo