2 sano oo u bilaabmatay dalalka xubnaha ka noqday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

0
197

Shan xubnood oo dhawaan la doortay oo ka tirsan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) ayaa billaabay muddo xileedkooda labo sano ah, kuwaasoo ka kooban shan xubnood oo joogto ah iyo 10 xubnood oo aan joogta ahayn.
Dalalka cusub ee Xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kala ah Algeria ,Guyana Siiraa liyoon,Slovenia iyo Kuuriyada Koonfureed
Xubnaha golaha ee xilka kasii dagaya ayaa waxaa kamid ah Imaaraatka Carabta oo soo saaray qaraar ku baaqaya xabad joojin bini’aadantinimo oo deg deg ah oo laga sameeyo Gaza bishii December taasi oo uu Maraykanku diiday.