Afhayeenka mucaaradka ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiraxmaan Dhoorre ayaa ka hadlay siyaasadda la xiriirta maamulka SSC Khatumo wuxuuna madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ku dhaliilay hadal uu jeediyay oo arrinkan ku saabsanaa.