Ugu yaraan 40 qof oo lagu xiray Daanta Galbeed

0
144

Koox u ololeysa xuquuqda maxaabiista ee dalka Falastiin ayaa sheegtay in ciidamada Israa’iil ay Daanta Galbeed ku xireen in ka badan 40 ruux.
The Palestinian Prisoner Club ayaa laga soo xigtay in shakhsiyaadkan gacanta lagu dhigay xalay.
Waxay intaasi ku dartay in laga soo billaabo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkan , tirada Falastiiniyiinta ee lagu xiray Daanta Galbeed ay tahay 3,365 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here