DHAGEYSO:Gudoomiyaha aqalka Sare ee Soomaaliya oo ka hadlay Baaqayada ka imaanaya Beesha Caalamka

0
638

Gudoomiyaha aqalka Sare e Soomaaliya ayaa sheegay in Baaqyada Beesha Caalamka Hadii dhagaha laga furaysto ay sida uu hadalkiisa u dhigay Caqabado ka imaan karaan.
Wuxuu sheegay Cabdi Xaashi in amni iyo dhaqaalaha ay Soomaaliya beesha Caalamka ka hesho taas oo uu ku sheegay in aysan ka madaxbanaanay sida ay isaga la tahay.