Guddoomiye Kuxegeenka Amniga & Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare ) oo warbaahinta dowlada Soomaaliya la hadlay ayaa fariimo amniga la wadaagay Shacabka Soomaaliyeed.
Gudoomiya Cali Yare ayaa u Mahadceliyay Madaxweyna Galmudug oo uu sheegay inuu Xaliyay dhalinyaro sida uu sheegay la soo abaabulay oo amaanka Caasimada lagu dhibaataynayay.
Gudoomiye Cali Yare ayaa dhanka kale Shacabka iyo guud ahana Dhinacyada kala aragtida duwan ugu baaqay inay amanka dalkooda ka shaqeeyeen maadaam Magaalada muqdisho ay Sanooyin badan dhibaato soo martay.