DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay sharciyo ay gudbisay

0
495

Dowladda Soomaaliya ayaa markii u horreysay gudbisay toddobo heshiis oo caalami ah oo ku saabsan xaquuqda Shaqaalaha.
Munaasabad ka dhacday xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo habka foggaan-aragga uu uga qayb galay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Shaqaalaha Adduunka (ILO) , Guy Ryder iyo saraakiil kale ayaa si rasmi ah wuxuu Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ugu gudbiyay toddobo heshiis
Wasiirka ayaana qoddobada toddobada ah ee sharciyada shaqaalaha quseeya ayna gudbiyeen faahfaahin ka bixiyay