DHAGEYSO:Ruto raaligelin ka bixiyay dhimashooyinka Shakahola

0
173

Madaxweynaha dalka William Ruto oo wareysi wadajir ah siinayay warbaahinta ayaa kenyaanka ka raaligeliyay in ugu yaraan 200 oo meyd lagu arkay keynta Shakahola ee ismaamulka Kilifi isagoo xusay in laamaha ammaanka ay ka gaabiyeen wax ka qabashada dhibaatadaasi.