DHAGEYSO:Shaqo la’aan haysata dhallinyarada Dadaab

0
686

Dhallinyarada ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa waxaa haysata shaqo la’aan ballaaran waxayna wajahayaan xaalad adag oo dhanka nolasha ah madaama aysan jirin shaqo abuur.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab inooga soo diray