DHAGEYSO:Gabar ka soo jeeda gobolka waqooyi bari oo qortay buug Sawaaxili ah

0
984

Sumeya Maxamad Nuur oo ah gabaar kasoo jeedo gobolka waqooyi bari ee dalka ayaa shalay soo bandhigtay buug ay ku qortaay luuqadda Sawaxiliga, iyadoo sheegtaay in ay bugeeda diiradda ku saartay saameynta baraaha bulshada iyo dhallinta.
Qaar kamid mas’uuliinta laga soo doortay ismaamulka Wajeer u hor kacayo xilidhibaanka degaanka Ceeldas Aadan Keynaan ayaa ka qayb galay xaflaadda lagu soo bandhigay buuga