DHAGEYSO:Laba qof oo ku dhimatay xeebta Jomo Kenyaatta ee Mombasa

0
335

Laba qof ayaa la xaqiijiyay inay dhinteen ka dib markii dooni ay saarnaayeen ay kula qalibantay Xeebta Jomo Kenyatta ee ismaamulka Mombasa.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in dad kale oo ku dhacay gudaha badda ayaa la soo badbaadiyay.
Dhacdaan ayaa la soo tabiyay galinkii dambe ee shalay, iyadoo Kenyaanka loogu baaqay inay si weyn u taxadaraan xilli fasaxeedka lagu guda jiro.
Mid ka mid ah samatabixiyaasha ayaa la hadlay warbaahinta