Waaxda dambi baarista wadanka ee DCI-da ayaa sheegtay in xalay la dilay sarkaal ka mid ah ciidamada asluubta wadanka.
Tani ayaa timid ka dib fal dhac ah oo la gaystay.
DCI-da ayaa intaasi ku dartay in askariga uu ka mid ahaa burcad saddex ah oo haweeney dhac ugu gaystay waddada Muchai Drive ee xaafadda Kilimani ee ismaamulka Nairobi.
Sarkaalkan oo ka howlgalayay xabsiga Nairobi West ayaa magaciisa lagu sheegay Ken Kavunga Wali.
PRISON WARDEN LYNCHED BY IRATE MOB AFTER ROBBERY MISSION
A prison warden attached to the Nairobi West Prison died under a hail of blows of kicks last night, after angry members of the public cornered him following a robbery mission. Constable Ken Kavunga Wali, who was armed pic.twitter.com/uwusVWQQLO
— DCI KENYA (@DCI_Kenya) December 25, 2022
Efforts to arrest the deceased’s accomplices are at advanced stages. #FichuakwaDCI 0800 722 203.
— DCI KENYA (@DCI_Kenya) December 25, 2022