Guddoomiyaha dowladda dhexe ku matalo ismaamulka Mandera ayaa digniin adag u diray cid waliba oo la macaamisho ama garab siiso argagixisada isagoo wacad ku maray in laga qaadi doono tallaabo sharciyeed.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mandera ka soo diray.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Guddoomiyaha Mandera oo digniin u diray shakhsiyaadka garab siiya Al-Shabaab