DHAGEYSO:Madaxweynihii hore ee dalka oo baaq u diray shacabka Congo

0
266

Madaxweynihii hore ee dalka Uhuru Kenyatta sidoo kalena ah dhexdhexaadiye nabadeed oo matalaya jaaliyadda bariga Afrika ee EAC ayaa baaq u diray shacabka iyo dowladda Congo.
Waxaa uu sheegay in waddamada kale ee xubnaha ka ah EAC ay taageero siinayaan jamhuuriyadda dimuqraadiga Congo ee DRC balse in nabad waarta lagu soo dabbaalo wadankaasi ay tahay mid ku xiran sida shacabka iyo dowladooda ay uga go’an tahay ka shaqeynta nabadda.