DHAGEYSO:Warqadaha nikaaxa oo gaabad ah

0
397

Waxaa gudaha wadanka ka jiro gaabad la xiriira dokumeentiyada guurka ee ay dowladdu bixiso in kastoo hadda lagu howlan yahay in caqabaddan xal loo helo.
Waxaan arrintan wax ka waydiinay ku xigeenka qaadhiga guud ee dalka Sheekh Suqyaan Xasan Cumar.

Mas’uulkan ayaa sidoo kale sheegay in bixinta warqadahan laga dhigay ganacsi oo dadka u baahan qiimo sarreya lagu siiyo taasoo aan habboonayn.

Ugu dambeyn waxaa uu ka hadlay geeddisocodka lagu shaqaaleysiinaya qaadi kale maadaama midkii xilkan hayay uu howlqab noqonaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here