DHAGEYSO:In ka badan 40 qof oo wax ka barta dugsiga dadka waawayn ee Xagardheer

0
295

Ugu yaraan 40 qof oo isugu jiro rag iyo haween ayaa wax ka barta dugsi loogu tala galay dadka waawayn oo sanad ka hor laga furay xerada qaxootiga ee Xagardheer.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan dhameystiraya.