Wasiiradda biyaha iyo waraabka ee dalka Alice Wahome oo gargaar cunno gaarsiisay shacabka ku nool Koonfurta ismaamulka Wajeer ayaa saraakiisha dowladda ugu baaqday inay xaqiijiyaan in gargaarka shacabka loogu qaybiyo sidii loogu tala galay.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya.