DHAGEYSO:Gachagua oo dhaliil u jeediyay Raila

0
313

Gachagua oo dhaliil u jeediyay Raila
Ku xigeenka madaxweynaha dalka Rigathi Gachagua ayaa xilli uu ku sugnaa ismaamulka Kajiado waxaa uu dhaliilay madaxa isbeheysiga Azimio Raila Odinga.
Gachagua ayaa Mr. Odinga ku tilmaamay siyaasi aan hoggaamin karin wadanka.
Waxaa uu dadweynaha ku nool Kajiado ku boorriyay inay taageeradooda siyaasadeed u soo weeciyaan dhanka isbeheysiga talada haya ee Kenya Kwanza.

Audio Player

Dowladda dhexe oo kaashanaysa ismaamullada iyo saaxiibbada Kenya ee dhanka horumarka ayaa wado dadaallo lagu caawinaya 4.35 milyan oo qof oo ay saameyn ku yeelatay abaarta daba dheeraatay.