DHAGEYSO:Bukaan 12 sano sariir-yaal ku ah Mandera oo bulshada ka codsaday in ay caawiyaan

0
915

Mukhtaar Axmad Locog waa bukaan 57 sano jir ah oo ku sugan ismaamulka Mandera ee gobolka waqooyi bari .
Waxaa uu sariir-yaal yahay 12-kii sano ee ugu dambeeyay ka dib xanuun uu in muddo ah qabay.
Bukaanka oo ay haystaan daruufo kale oo nololeed ayaa bulshada muslimiinta ah ka codsaday in ay gacan u fidiyaan si loo daaweeyo.
Khadka taleefoonka ayuu maanta ugu warramay Mowlid Maxamad Shuuriye wuxuuna ugu horreyn faahfaahinayaa xanuunka daashaday.