DHAGEYSO:Ciidanka dagaalka kula jira Al-Shabaab ee deeq xoola ah lagu wareejiyay

0
345

Ciidaanka xoogga dalka iyo dadka deegaanka ee ku sugan deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa la gaarsiiyay xoolo nool oo loogu deeqay.
Agaasimaha hay’adda duulista hawada Soomaaliya ayaa deeqdaan ugu talagalay ciidanka jiidaha hore ku jira.