Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa deegaanka Langata ee ismaamulka Nairobi ka daahfuray qorsho lagu dhisaya 4,000 oo ah guriyo ay dadweynaha ku degi karaan qiimo ay awoodaan.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in tani ay tahay billowga mashaariic lagu wanaajinayo adeegyada xaafadaha isku raranta ah sida Kibera si mustaqbalka meesha looga saaro deegaamaynta aan tayeysnayn.
Ruto ayaa sheegay in marka mashruucan la dhameystiro ka dib ay dadweynaha bishii bixin doonaan 2,500 oo shilin ka hor inta aan ugu dambeyn guriga lagu wareejin.
Madaxweynaha dalka ayaa dhanka kale kenyaanka u xaqiijiyay in muddo hal sano gudaheeda ah lagu dhisi doono guriyo gaaraya 200,000.
1/5
PRESIDENT RUTO: LOW INCOME EARNERS TO OWN HOUSESLow-income earners will now own a house in a new Government plan that targets slum dwellers. The housing units will allow monthly payments of as low as Sh2,400 for a one-bedroom apartment. pic.twitter.com/HoyJAttY79
— State House Kenya (@StateHouseKenya) October 25, 2022
5/5
The President noted that the Kibera Soweto B will construct 4,054 units.“We want all Kenyans to live a dignified life,” he noted. pic.twitter.com/1JGATgZnK6
— State House Kenya (@StateHouseKenya) October 25, 2022