DHAGEYDO:Madaxweynaha Puntland oo bogaadiyay dadweynaha Soomaaliyeed ee qaybta ka ah dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

0
275

Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii dhawaan ka kala dhacay magaalooyinka Beledweyne, Muqdisho iyo meelkasta oo ka tirsan dalka Soomaaliya.
Waxaa uu sheegay in marxaladda uu dalka Soomaaliya marayo ay tahay in si midnimo ah loo wajaho.
Waxaa uu bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in qayb ka noqdaan dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.