DHAGEYSO:Barasaabka Mombasa oo sheegay in la diiwaangelinaya dugsiyada quraanka

0
260

Guddoomiyaha ismaamulka Mombasa Cabdulswamad Shariif Naasir ayaa sheegay in maamulkiisa uu billaabi doono hannaan lagu diiwaangelinayo dugsiyada quraanka sidoo kalena lagu quudin doono carruurta ka soo jeedo qoysaska danyarta ah.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mombasa ka soo diray.