DHAGEYSO:Barasaabka ismaamulka Wajeer oo loo doortay guddoomiye ku xigeenka golaha CoG

0
351

Magaalada Mombasa ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay shir hoggaamiyaasha ismaamullada halkaasi uga socday muddo saddex cisho ah.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya