Wasiirka Wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xariga ka jaray dib u dayactir iyo qalabeyn lagu sameeyey xarunta dhexe ee wasaaradda oo ku taala isgoyska KM5 ee Magaalada Muqdisho.
Wasaaradda ayaa sheegtay in Xaruntaan lagu dhisay baraamijka isxilqaan ee Madaxweynuhu kal hore xariga ka jaray ayna tahay talaabo dhanka waxbarashada ah oo horay loo qaaday