Joe Biden oo shaaciyay xubnaha wafdiga xukuumadda Washington ku matali doono caleema saarka madaxweynaha cusub ee Kenya

0
326

Madaxweynaha Maraykanka ayaa shaaciyay xubnaha wafdiga xukuumadda Washington ku matali doono caleema saarka madaxweynaha cusub ee dalka .
Waxaa wafdigan ka mid ah wakiilka arrimaha ganacsiga ee Maraykanka Katherine Tai iyo safiirka Maraykanka ee Kenya Meg Whitman.
Xafladda dhaarinta William Ruto ayaa la qorsheynaya inay ka qayb galaan in ka badan 20 madaxweynayaal ah.