Waxaa lagu wadaa in galabta salaadda casar ka dib xaafadda Islii ee magaalada Nairobi gaar ahaan maqaaxida loo yaqaano Urban ee Pumwani lagu qabto munaasabad isugu jirto muxaadaro jeedin iyo lacag uruurin loo sameyn doono waqafka madarasada Al-Fataax ee ismaamulka Wajeer.
Guddoomiyaha guddiga sare ee machadka Al-Fataax , Dr. Ibraahim Faarax ayaa xafladda maanta faahfaahin ka siiyay Mowlid Maxamad Shuuriye oo wareystay.