DHAGEYSO:Xubnaha guddiga nabadgalyada ee baarlamaanka dalka oo tagay Garissa

0
751

Maxamad Mooge ayaa dhameystiraya

Dhanka kale guddiga amniga ee baarlamaanka ayaa taageeray hadal uu dhawaan jeediyay wasiirka arrimaha gudaha Dr. Fred Matiang’i oo ahaa in hubka loo sharciyeeyay laga qaado siyaasiyiinta aan sida habboon u adeegsan.
Guddoomiyaha guddigan Paul Koinange ayaa xilli uu ku sugnaa ismaamulka Garissa sheegay in ay wasiirka ku garab taagan yihiin dhaqangelinta go’aankan oo uu ku sheegay mid ay dani ugu jirto xasiloonida wadanka.