Wararka Kenya DHAGEYSO:Senatarka la doortay ee Wajeer oo ballanqaad sameeyay By star - August 14, 2022 0 662 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Cabbaas Sheekh Maxamad oo dhawaan loo doortay xilka senatarnimo ee ismaamulka Wajeer ayaa ballanqaaday inuu si dhow ula shaqeyn doono wakiillada deegaannada hoose iyo barasaabka cusub. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa dhameystiraya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/08/Mucaawiye-Wajerr.mp3