DHAGEYSO:Jahawareer ka dhashay warqadaha barasaabnimo ee Mombasa iyo Kilifi oo la isku qalday

0
451

Wararka naga soo gaaraya gobolka xeebta ayaa sheegaya in maanta uu jahawareer ka dhashay warqadaha codbixinta ee xilalka barasaabnimo ee Mombasa iyo Kilifi oo la isku qalday in kastoo guddiga IEBC uu sheegay in xaaladdan uu maareeyay oo aynan berri saameyn ka dhalan doonin.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa goor sii horreysay arrintan uga warramay Maxamad Axmad Khaliif.