Wasiir Ku xigeenka wasaaradda qorsheynta Soomaaliya, Maxamad Cabdulqaadir Cali ayaa iska casilay xilkaasi maanta loo magacaabay.
Waxaa uu ka soo jeeda maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.
Maxamad ayaa ka mid ahaa xoghayeyaasha guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Shacabka Soomaaliya.
Waxaa uu sheegay in beeshiisa aysan u qalmin xilkaasi oo ah mid hoose.