DHAGEYSO:Qoys danyar ah oo uu wiil ka haysto magafe oo caawimaad codsaday

0
392

Qoys danyar ah oo ku nool Mandera ayaa bulshada ka codsaday inay garab ku siiso sidii uu xurriyadiisa dib ugu heli lahaa wiil ay sheegeen inuu u gacan galay kooxaha dhibaateeya dadka tahriibka ku baxa.