Maamulaha USAID oo booqatay Turkana

0
443

Maamulaha hay’adda horumarka caalamiga ee Maraykanka ee USAID Samantha Power ayaa socdaal ku tagtay ismaamulka Turkana.
Waxay ku baaqday in shacabka halkaasi ku nool la gaarsiiyo gurmad dheeraad ah oo looga falcelinayo saameynta abaarta.
Ms Power ayaa hoosta ka xarriiqday in gudaha dowlad deegaanka Turkana ay abaarta galaafatay 2.4 milyan oo xoolo ah.