DHAGEYSO:Shacabka Lagdera oo doonaya in amnigooda la sugo

0
497

Qaar ka mid ah shacabka ku nool Kambi Samaki oo ka tirsan deegaanka Lagdera ee ismaamulka Garissa ayaa dowladda ugu baaqay in ay ammaankooda sugto, maadaama ay horay halkaasi uga dhaceen falal amni darro.