DHAGEYSO:Puntland oo sheegtay inuu Sare u kacay Cudurka Covid 19

0
532

Wasiirka Caafimaadka Maamulka Puntland Dr Jaamac Faaraxa Xassan ayaa sheegay inuu aad sare ugu kacay Heerka faafitaanka Cudurka Covid ee Deegaanada Maamulka Puntland.
Wasiirka ayaa sheegay in waqtiga marxaladaan oo kale lagu jiro loo baahan yahay in feejignaan iyo taxadar dheeraad ah la sameeyo si cudurka loo xakameeyo faafitaankiisa bulshada dhexdeeda ah.