Dowladda hoose ee magaaladda Hargeysa ayaa ku dhawaaqday in ay la wareegayaan qasnado ay ku jiraan lacago iyo dahab kuwaas oo laga helay suuqii gubtay ee Waaheen.
Waxaana qaar ka mid ah mas’uuliyiinta dowladda hoose ee Hargeysa oo warbaahibnta la hadlay sheegeen in wixii ka dambeeya 13-ka bishan lacagahaasi lagu dari doono qaaraan uruurinta suuqa Waheen.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Dowladda hoose Hargeysa oo ku dhawaaqday in ay la wareegayaan qasnado ay...