Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa ku baaqay in la qaado tallaabooyin caalami ah oo wax looga qabanaya caqabadaha dhanka kheyraadka biyaha sida badaha .
Mr. Kenyatta ayaa xusay in la joogo xilligii uu caalamku ka gudbi lahaa soo jeedinno oo lagu dhaqaaqi lahaa tallaabooyin wax ku ool ah.
Hoggaamiyaha Kenya ayaa hoosta ka xarriiqay in madaxda caalamka laga doonayo inay falcelintooda arrintan ku aaddan ku saleeyaan cilmiga sayniska , tiknolojiyadda iyo hal-abuur.
Mr. Kenyatta ayaa carrabka ku adkeeyay inay lagama maarmaan tahay in la ogaado dulduleelka jira si loo xalliyo wasaqeynta biyaha, waxyaabaha fududeeya kallumeysiga sharci darrada ah iyo isbeddelka ku yimaada cimillada.
Arrintan ayuu shalay ka sheegay magaala madaxda wadanka Portugal ee Lisbon halkaasi oo isaga iyo dhigiisa wadankaasi Marcelo Rebelo ay ku shir guddoomiyeen shirweynaha qaramada midoobay ee arrimaha badwaynta.
1/3
President Uhuru Kenyatta has called for urgent global action to address challenges facing oceans, seas and the marine environment, saying the world needed to upgrade from proposals on the subject to tangible interventions. #SaveOurOcean pic.twitter.com/9UEkzagqwh— State House Kenya (@StateHouseKenya) June 27, 2022
3/3
The Kenyan leader said time had come for world leaders to work together in the scaling up of conservation action“driven by science and innovation” to help solve challenges facing sustainability and health of global maritime resources.Read more: https://t.co/tQLiJY4dpr pic.twitter.com/h1dvuSeA3W
— State House Kenya (@StateHouseKenya) June 27, 2022