DHAGEYSO:Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo loogu baaqay inuu ka shaqeeyo wanaajinta xiriirka Kenya iyo Soomaaliya

0
412

Dubat Cali Camey oo ka mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa ayaa ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ugu baaqay inuu ka shaqeeyo wanaajinta xiriirka Kenya iyo Soomaaliya iyo sidii qaxootiga ku sugan xeryaha Dadaab ay dalkooda hooyo si nabad ah ugu laaban lahaayeen.