DHAGEYSO:Wareysi:Saameynta shidaal ee dagaalka Ukraine

0
260

Duullaanka militari ee ay dowladda Ruushka tan iyo 24-kii bishii Labaad ee sanadkan ka wado gudaha dalka Ukraine ayaa saameynta ka dhalatay waxaa ka mid ah kororka qiimaha shidaalka ee caalamka.
Meelaha caqabaddan si wayn looga dareemayo waxaa ka mid ah Maraykanka.
Axmad Cali oo ka mid ah dadka deggan Maraykanka ayaa Maxamad Cali Madoobe uga warramay culeysyada dhinaca shidaalka ee ay wajahayaan.