Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Digniin loo diray kalluumeysatada Kismaayo By star - June 15, 2022 0 453 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee Jubbaland ayaa uga digtay dhammaan kalluumeysatada soomaaliyeed in badda ay galaan inta lagu jiro xilliga bad-xiranka. Maxamad Ibraahim Washington ayaa qodobkan oo faahfaahsan Kismaayo ka soo diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/06/Washington-Kismaayo.mp3