Maxkamadda oo ganaax saartay nin sheegtay inuu dambi baare yahay

0
371

Maxkamadda dalka laanteeda qaabilsan la dagaalanka musuqmaasuqa ayaa ganaax lacageed oo dhan 120,000 oo shilin saartay eedeysane.
Tani ayaa timid ka dib markii Samuel Ngolesia lagu helay labo dembi oo ay ka mid tahay inuu iska dhigay dambi baare.
Dacwad ooge lagu magacaabo Wakio Mwamburi ayaa dacwadda ku cadeeyay Samuel.