DHAGEYSO:Cismaan Afmaroor oo ugu baaqay shacabka ismaamulka Garissa inay nabadda ku dadaalaan

0
433

Guddoomiyaha guddiga nabadgalyada ee Dadaab Cismaan Cabdi Ibraahim oo loo yaqaano Cismaan Afmaroor ayaa shacabka ismaamulka Garissa ugu baaqay inay ku dadaalaan nabadda.
Waxaa uu dhanka kale rajo wanaagsan ka muujiyay in dib loo furi doono sohdinta ay wadaagaan dowladaha Kenya iyo Soomaaliya.
Mar uu arrimahan ka hadlay ayuu yiri