DHAGEYSO:Cudurka COVID-19 oo ku soo badanaya Itoobiya

0
316

Waxaa lagu soo warramayaa inuu soo laba kacleeyay caabuqa corona ee gudaha dalka Itoobiya iyadoo uu hooseeya heerka taxaddarka ee bulshada dowlad deegaanka Soomaalida.
Siyaad Bashuuc Saney ayaa qodobkan oo dhameystiran ka soo diray magaalada Jigjiga.