DHAGEYSO:Qoys ay gabadh ka xanuunsan tahay oo caawimaad codsanaya

0
572

Qoys ay muddo ka xanuunsan tahay gabadh yar oo laga keenay deegaanka Lagdera oo hadda ku jirta isbitaalka magaalada Garissa ayaa codsaday in laga caawiyo qarashaadka ku baxaya daryeelka caafimaad ee gabadhooda maadaama aynan awoodin.

Si loo taageero qoyskan waxaa lagala xiriiri karaa taleefoonka nambarkiisu yahay 0743489262